963 Views

Ciidamada Dowlada oo Xabsiga dhigay nin Ceelasha biyaha masaajid ku yaalla ka khudbeyn jiray, qofkastana Gaaleysiin jiray

Ciidamada Dowlada oo Xabsiga dhigay nin  Ceelasha biyaha masaajid ku yaalla ka khudbeyn jiray, qofkastana Gaaleysiin jiray
____________________________________________________________________________

 Isniin: November 1, 2021

Wararka ka imaanaya Duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka ay xabsiga dhigeen nin caan ka ahaa deegaanka Ceelasha biyaha

Ninkan oo deegaanka Ceelasha biyaha masaajid ku yaalla ka khudbeyn jiray, qofkastana gaaleysiin jiray ayey xireen Ciidanka Dowladda.

Sidoo kale ninkaan ayaa inta badan waxa uu gaalaysiin jiray dadka la shaqeeya Ciidamada Dowlada, waxa  ayna marar badan fooda is dareen sheikh bara baraawi oo ka mid ah Culumada sida aadka ah looga qadariyo Gobolada Waqooyi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post