3177 Views

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Axmed Burhaan oo ku guuleystay tartanka Qur’aanka ee Dubai

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Axmed Burhaan oo ku guuleystay tartanka Qur’aanka ee Dubai
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | july 14, 2018 –  Axmed Burhaan Maxamed oo martiqaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo keddib markii uu ku guuleystay Tartanka Qur’aanka ee Dubai ayaa xalay kula kulmay Madaxtooyada Qaranka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaaka Soomaaliya iyada oo xoojineysa Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ay qabanqaabin doonto sanad walba tartan Qur’aan oo ay ka qeyb gali karaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda.

Kulankan waxaa ku wehliyay Aabe Burhaan Maxamed, Macalin Cabdinaasir Maxamuud Faarax oo ah macallinkiisa Qur’aanka Kariimka iyo Sh. Maxamed Cabdullaahi oo ka tirsan madaxda Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Minneapolis.

md-farmaajo-ahmed-quran-dubai-3 md-farmaajo-ahmed-quran-dubai-2 md-farmaajo-ahmed-quran-dubai-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment