1122 Views

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay qaar kamid ah culimada Soomaalida

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay qaar kamid ah culimada Soomaalida
____________________________________________________________________________


Isniin: August 23, 2021 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed Madax banaanida Isugu Dhawaaqday ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan diimeedkii saddexaad ee Ansaaru-sunna ee dhawaan ka qabsoomay ka caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo halkaas ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey culimada isaga timi waddamada daafaha caalamka, waxana uu “ugaga mahadnaqay wacdiyadii iyo waanooyinkii arrimaha diinta la xidhiidhay ee ay maalmahanba siinayeen bulshada reer Somaliland.”

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post