1218 Views

SAWIRO:-Taliye Xijaar oo ka qeyb-galay Shir ka dhacay dalka Qatar

SAWIRO:-Taliye Xijaar oo ka qeyb-galay Shir ka dhacay dalka Qatar
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 24 2019 | QOL |   –Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xasan Cabdi Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar uga qeyb galay xiritaanka tartanka Ciyaaraha Ururka Sports-ka Carabta.

 

Shirkaan ayaa ay tahay markii ugu horeysay oo Booliska Soomaaliya uu ka qeyb galo, Iyadoo dhallinyarada Soomaaliya ku matashay tartanka ay kaalmo wanaagsan ka galeen.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xasan Cabdi Maxamed Xijaar ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Qatar waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment