240 Views

Madaxweynew Xasan shekh oo shalay Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed Nuur u dalacsiiyey Darajadda Genaraal

Madaxweynew Xasan shekh oo shalay Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed Nuur  u dalacsiiyey Darajadda Genaraal
____________________________________________________________________________

Axad:NOVEMBER 20, 2022

Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed nuur Ali Gadaar ayuu Madaxweynaha Qaranku shalay udalacsiiyey Darajadda Genaraal

Mohamed nuur wuxuu ka mid yahay Dad fara ku tiriska ah ee ka Haray Saraakiishii Ladaalantay Ururka Maxakiimta islaamiga.

Wuxuuna door muuqda ka soo qaadtay Badbaadda iyo Jirintaanka Dadka Gobolka Mudug, Wuxuu Xilal kala duwan ka so qabtay Ciidamada Heer fadraal iyo heer State ee Degaanada Galmudug.

Labo sano uu Hada Hogaanka u yahay Ciidanka Daraawishta Galmudug har iyo hamin wuxuu udhex tagnaa sidii Dadka Gobolka Mudug iyo Galmudugba aysan uqabsan kooxda Nabad-diidka AL-shabaab

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post