1431 Views

fanaanada Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo kamid ahayd hoballadii Waaberi oo ku geeriyootay Dalka UK

fanaanada Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo kamid ahayd hoballadii Waaberi oo ku geeriyootay Dalka UK
____________________________________________________________________________

April 27-2021

Waxaa dalka Britain ku geeriyootay Alle ha u naxariistee fanaanad Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo), oo kamid ahayd hoballadii Waaberi.

Waxa ay ku caan-baxday heeso hirgalay oo ay kamid yihiin: Nin xilqaaday eed qaad ee ay wada qaadeen marxuum Cabdi Cali Bacalwaan oo dabayaaqadii sanadkii hore ku geeriyooday Jarmalka.

Sidoo kale waxay caan ku ahayd riwaayadaha oo waxaa lagu xusuustaa “Xuudbaa liqay Jaceylkii” oo todobaatameeyadii ay ka qeyb qaadatay

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post