Muqdisho, June 1, 2016: Philip Hammond, Xoghayaha Arrimaha Dibadda dowladda Ingriiska, ayaa berri la filayaa in booqasho hal maalin ah uu ku yimaado magaalada Muqdisho.…
Muqdisho, June 1, 2016: Shirka Madasha Wada-tashiga ayaa maalintii afaraad galay, iyadoo shirkan oo lagu waday in lagu soo gaba gabeeyo gaaban balse uu qasmay,…