Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey weerarka hotel Ambassador, kana taciyadeeyey geerida xildhibaanada
Muqdisho, June 1, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay…