24 Views

Go’aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel

Go’aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel
____________________________________________________________________________

ISTANBUL — Go’aanka Turkiga ee usbuucii hore ee ahaa inuu joojiyo dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israel ilaa iyo hoggaamiyeyaasha Israel ay ka aqbalaan xabbad-joojin joogto ah oo Gaza ka hirgasha ayaa waxay u badan tahay inay si adag u saameynayso dhaqalaaha Israel.

Welwelkaas waxaa sii dheer isku dayo kale oo Turkigu uu ku dhiirigalinayo dhammaan dalalka kale ee Islaam-ka inay sidoo kale sameeyaan.

Dorian Jones ayaa warkan kasoo diray Istanbul. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Xigasho: VOA

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post