1392 Views

WHO oo sheegtay in 35 Bilyan oo doolar u bahanyihiin si dalalka hooseya ay u helaan Tallaalka Covid 19-

WHO oo sheegtay in 35  Bilyan oo doolar u bahanyihiin  si dalalka hooseya ay u helaan Tallaalka Covid 19-
____________________________________________________________________________

 

May 3-2021

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay inay u baahan tahay lacag gaaraysa $ 35bn- $ 45bn (£ 25bn- £ 32bn) si ay u maal-galiso barnaamijka tallaalka Covax ee dalalka dakhligoodu hooseeyo ee sannadka dambe.

Madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, wuxuu ku baaqay in laga tanaasulo xeerarka lagu xiray tallaalka, arrintaas oo u oggolaanaysa in dalalka heerkooda hooseya tallaalka ay soo saaran.

Office Nairobi  Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post