438 Views

Ciidanka Nabad Sugida Koonfur Galbeed oo howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka sameeyey xafadaha Baydhabo

Ciidanka Nabad Sugida Koonfur Galbeed oo howlgallo ka dhan ah Alshabaab  ka sameeyey xafadaha Baydhabo
____________________________________________________________________________

Talaado: august 2, 2022

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed  ayaa howgal qorsheysan ka sameeyey qaar kamid Xafadaha Magaalada Baydhabo Gaaar ahaan xafadaha Wadajir, Xanaana2,barwaaqo iyo kuwo kale.

Howglalka ayaa intuu socday Ciiidanka guri guri ubaarayey Xaafadaha waxaana lagu soo qab qabtay dhalinyaro tiradooda gaarayso 80 kuwaaas oo Ciidanka ku sameeyen baaritaan inta badan dhalinyarada ayaa lasii daayey markii lagu waayey kamid ahaanshaha Argigixisada Alshabaab waxaana weli Ciidanka gacanta ku hayaan tiro dhalinyaro ah oo weli ku socota baaritaan.

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada ka wada howlgalo lagu bacsanaayo argigixsada Alshabaab kuwaas oo caadaystay dhibaataynta Shacabka.

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post