345 Views

Caawa oo si rasmi ah u bilaabanayaa Horyaalka Yurub iyadoo kooxaha kala duwan ay u kala safreen waddamo kala duwan oo ku yaalla Yurub.

Caawa oo  si rasmi ah u bilaabanayaa Horyaalka Yurub iyadoo kooxaha kala duwan ay u kala safreen waddamo kala duwan oo ku yaalla Yurub.
____________________________________________________________________________

 

Talaado: september 6, 2022

Waxaa caawa si rasmi ah u bilaabanayaa Horyaalka Yurub iyadoo kooxaha kala duwan ay u kala safreen waddamo kala duwan oo ku yaalla Yurub.

Tartankan ayaa marka hore waxaa dheelayaa kooxaha ku jira Gurubyada kala duwan iyadoo kooxaha badiya ay u gudbi doonaan wareegga 16-aad.

Kooxaha caawa dheelaya:

Dinamo Zagreb iyo Chelsea

Celtic iyo Real Madrid

Sevilla iyo Man City

B Dortmund iyo FC Copenhagen

RB Salzburg iyo AC Milan

RB Leipzig iyo Shakhtar Donetsk

Benfica iyo Maccabi Haifa

PSG iyo Juventus

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post