Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay, Xaaladda Wabiyadda Daawad iyo Shabeelle, Sharciga Shirkadaha, Warbixin ku saabsan shirka Dhaqaalaha Aduunka, Amniga dalka iyo arrimo kale
Muqdisho | QOL | Fabuary 1, 2018 — Shirka Goloha Wasiiradda ee Xukuumadda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir gudooominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya…