2250 Views

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 2, 2018 –  Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Wafdiga waxaa Garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

Ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare kheyre ee Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sheegay inuu ka qeyb geli doono tacsida iyo aaska Hooyada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay geeriyootay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hooyada hashay waxa ay shalay ku geeriyootay Magaalada Baydhabo waxaana lagu wadaa in Maanta

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment