1536 Views

Madxweune Farmaajo oo Markale faahfaahiyay Isbedallada Geeska Afrika

Madxweune Farmaajo oo Markale faahfaahiyay Isbedallada Geeska Afrika
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | November 23, 2018Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Markale faahfaahin ka bixiyay Isbedallada ka socda Geeska Afrika oo qaar badan oo ka mid ah Bulshadda Soomaaliyeed ay siyaabo kala duwan u fasirteen.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in Soomaaliya ay dani ugu jirto Isbellada ka socda Geeska Afrika sababtana ay tahay in Soomaaliya ay doonayso in la tixgaliyo madaxbanaanideeda, maadaama ay tixgaliso dalalka Afrika.

Farmaajo ayaa xusay in tan ugu weyn Isbedallada Geeska Afrika ay Soomaaliya ka faaidi doonto in ay si wanaagsan loola dhaqmo oo la tixgaliyo Hormarkeeda.

Madaxweynaha waxaa uu tilmaamay in Soomaaliya ay kaga horreyso dalalka geeska dhanka ganacsiga, islamarkaana ay waacusub ay u furi doonto dalalka Itoobiya iyo waliba Ereatria.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment