1602 Views

Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 08, 2019 –Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo kuxigeenkiisa.

Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa waxaa loo magcaabay in uu noqdo Yoosin Aadan Xasan,isla markaana waxaa kuxigeenkiisa laga dhigay Cabdulle Isaaq Ibraahim.

Sidoo kale Wareegtada Madaxweyne Lafta-gareen uu soo saaray ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha howlgelinta Ciidanka Koonfur Galbeed oo laga dhigay in uu noqdo Aadan Maxamed Yarow,halka Taliyaha Gaadiidka Ciidanka isna loo magacaabay Xasan Cabdinuur Aadan.

Hoos ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment