2322 Views

Sawir Qaade Abdifatah Jante “Waa Masuuliyad Isaaran In aan Samaha Ka Gudbiyo Qarankayga ”

Sawir Qaade Abdifatah Jante “Waa Masuuliyad Isaaran In aan Samaha Ka Gudbiyo Qarankayga ”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Juun 30, 2019—Sawir Qaadidu Waa Xirfada Dunida Waqtigana Lajoogo mid Loogu  Jeceel Badanayahay Dhanaka Wax soo Gudbinta  Waayo Waa Halka Lagu Soo bandhigo Wanaaga Iyo Xumaanta Wadamada Sookorya Oo Ay Soomaaliya Qayb Katahay

Abdi Fataah Jante Waa Midkamidah Dhalinta Sawiraqadayaasha Magalada Muqdisho Iyo Guud ahaan Soomaaliya   Isaga Oo Had Iyo Jeer Soo bandhiga Sawiro Bilaya Bilicda Dalka

Mar-aan Sikooban Aan Ugu Wadahadalay Telefanka Gacanata Ayuu Ii Sheegay In Waajib Qaran Ay tahay Shaqada Uu Hayo Waxa Uu Intaa Ii Siiraaciyey “Majiro Qaranakan Aaan Kunoolnahay Qaran Inoo Dhaama Madama aan kamidka ahay Jiilka Usoo baxay Dalka Waa in aan iskasaaraa waajib Qaranimo Kaasi Oo aan Isleeyahay Hada waad Qabankarataa In Dunida Caalamka Iyo Walaalahay Soomaliyeed Ee Dunida Kunool Aan Usoo Bandhigo Bilicda Dalka Iyo Dib Usookabashada Uu Samaynayo ”

Run aahntii Marka Aad Milicsato Dib ukabashada Dalka Uu Samaynayo 10-Sanoo ee lasoo dhaafay ayaa ah Mid sidar dar leh ku socota.

Abdifataah janatana Waa Midkamidah Dhalinta Dalka Dalka Kabaxay Balsa Soodareemay In Uusan Waxba ahayn Qaran Aan Qarankiisa ahayn Ayna Waajibt tahay In Uu Aqoontiisa Ugu Adeego.

Tan Iyo Markii Ay Bur burtay Dawladii Dhexe Ee Dalka Ayaa Warbaahinad Shisheeyey Dalkeenu Ka gudbin Jireen Sawiro Intooda Badan Lal beegsaday Goobah Uu Wadankeena Ka bur buray

 

Balsa Waxaa U Istaagay Muujinta Bilicda Dalka Dhalin farabadan Oo Uu Kamidka Yahay Abdifataa Jante

 

W.Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment