1410 Views

Sawirro:-Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Kulamo Ka Bilaabay Degmada Xudur

Sawirro:-Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Kulamo Ka Bilaabay Degmada Xudur
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 06, 2019—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool, ayaa bilaabay Kulamo kala duwan oo uu la qaadanaayo Odayaasha dhaqanka, Maamulka Degmada waxgaradka, Degmada Tiyeeglow ee Gobalka Bakool.

Waxana inta badan looga hadley sidii Gacanta Dowladda  Degmadaasi dib loogu soo cilinlahaa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa wacad ku marey in sida ugu dhagsiyaha badan Al-shabaab loogala Wareegi doono Guud ahaanba Deegan Walba  ay kaga sugan yahiin koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dowladda koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Dadaallo ugu jirta Sidii loo furi laha Waddoyinka ay go’domiyen Al-shabaab.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment