942 Views

SAWIRO:-Wafdi ka socda Dowladda Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

SAWIRO:-Wafdi ka socda Dowladda Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October16–2019 —Wasiirka  Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaaa saaka Magaalada Muqisho ku soo dhaweeyay dhigiisa dalka Jabuuti.

 

Wafdiga oo kasoo degay Garoonka gagida diyaaradaha ee Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyad aoo loo gudbiyey qeybta nasashada Garoonka oo uu kula kulmeen wasiir Maareeye.

 

Wasiiir Warfaafinta iyo isgaarsiinta ee dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti Ridwaan Cabdilaahi Bahdoon oo booqasho rasmi ah ku soo gaaray dalka ayaa labada wasiir kawada hadli doonaan iskaashiga walaaltinimo iyo wax wada qabsi ee labada dal iyo labada wasaaradood.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment