1509 Views

Madaxweyne Xaaf oo hadal lama filaan ah ka sheegay Shirka Muqdisho

Madaxweyne Xaaf oo hadal lama filaan ah ka sheegay Shirka Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 02, -2019 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka qeyb-galaya Shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga ayaa ka hadlay dhinacyada,Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Amniga iyo maqnaashaha Maamulada Jubbaland iyo Puntland.

Madaxweyne xaaf oo ka hadlayay Arrimaha Siyaasadda ayaa waxaa uu sheegay inay Shirka ka maqan yihiin Saaxiibo muhiim ah,hayees uu sheegay in uu raja weyn ka qabo inay wadaa-Shaqeeyaan dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada.

Sidoo kale xaaf oo khudbadiisa soo koobay ayaa amaan iyo bogaadin waxaa uu u jeediyay Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya oo markii hore shirka ksuoo dhaweeyay halkaasna ka sheegay in Xaaf la’aantiis aan la gaari laheyn wax horumar ah.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kamid ah siyaasiyiinta dhaliilsan Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya,waxaana uu ahaa Siyaasi an looga baran hadalladii Maanta,isaga oo Madaxda dhaliili jiray.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment