747 Views

Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho

Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November17, 2020 –Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa Ruux isku soo xiray jaakada lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla agagaarka Dugisga Tababarka Ciidanka Booliska ee Janeraal Kaahiye ee degmada Xamar jajab.

Qof ku sugnaa agagaarka halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in maqaaxida ay aheyd xilliga qaraxa uu dhacay mid mashquul badan, isla markaana ay ku sugnaayeen Askar iyo  Dhalinyaro Game ku ciyaareysay.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post