1098 Views

NISA Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Dhigtay Xubin Ka Tirsan Al-Shabaab

NISA Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Dhigtay Xubin Ka Tirsan Al-Shabaab
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 24, 2019 –War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa waxaa lagu shaaciya in gacanta lagu dhigay xubin ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Ammaanka ay gacnata ku dhigeen xubin Al-shabaab u qaabilsanaa Amniyaatka,isla markaana ku sugnaa Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Sidoo kale NISA ayaa sheegtay in Eedeysanahaan uu ka howlgali jiray degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa,kaasi oo lagu tugmayo inuu ka dambeeyay dilal qorshaysan oo dad shacab ah loo gaystay.

NISA mashaacin Magaca shaqsiga ay soo qabteen ee Al-shabaab u qaabilsanaa Amniyaatka,isla markaana ku sugnaa Demada Shibis ee Gobolka Banaadir.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment