2043 Views

Shir Looga hadlaayo Howlgalka AMISOM oo ka Dhacay Dalka Itoobiya.

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 18 January, 2018 –Shirkan Oo Ka Dhacay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya aya waxaa uu u dhaxeeyay Gudomiyaha Gudiga Amniga ee Midowga AfricaAmbaasadoor Ismcaaiil Jeergu Iyo Saraakiisha Qaramada Midoobay iyo  Midowga Africa Waxana ay ka wada hadleen sida loo dar dargelinkaro howlgalka AMISOM.

War Saxaafadeed ay ka soo saareen Kulankooda kadib ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay diirada ku saareen cabqabadaha dhinaca dhaqaalaha ah ee heysta AMISOM iyo sidii looga gudbi lahaa.

Waa lagama Maarman ah In loo Baahanyahay Dhaqaale loo helo howlgalkla AMISOM si dowlada Somalia gacan looga siiyo sugitaanka Amniga ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Mas’uuliyiinta kawada hadlay howlgalka AMISOM aya sidoo kale u mahadceliyay midowga yurub oo ay sheegeen inuu gacan ka geysanayano ka bixitaanka AMISOM gudaha Somalia oo bilaabatay sanadki tagay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment