1242 Views

Rooble oo Muqdisho kula kulmay safiirka Imaaraadka u fadhiya Somali

Rooble oo Muqdisho kula kulmay safiirka Imaaraadka u fadhiya Somali
____________________________________________________________________________

June 7 2021

Rai’sul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Al-cuthman.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska rai’sul wasaaraha.

Waxa ay sidoo kale isla soo qaadeen sidii Dowladda Imaaraadku kaalin uga geysan lahayd gurmadka dadka ay saameeyeen fatahaadaha Hirshabeelle, gaar ahaan Jowhar iyo nawaaxigeeda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post