1071 Views

SAWIRO:-Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq

SAWIRO:-Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 15, 2019–Wafdi uu hoggaaminayo  Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland  Maxamuud Sayid Aadan iyo  xubno kamid ah Golaha Wasiiradda maamulkaas, iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey.

 

Garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ayaa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyey  maamulka degmadda iyo taliska ciidanka Jubbaland ee ka howlgalla aagga Ceelwaaq.

 

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland uu halkaas kulamo kula qaato maamulka iyo bulshada degmada Ceelwaaq iyo deegaanada hoostaga.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment