1002 Views

Soomaali Burcad badeednimo u xirneyd oo dalka lagu soo celiyay

Soomaali Burcad badeednimo u xirneyd oo dalka lagu soo celiyay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 18, 2020–Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa laga dejiyay 13 maxbuus oo laga soo daayay xabsiyada waddanka Cummaan ,kuwaas oo ku eedeysnaa falal ay kamid yihiin Burcad badeednimo.

Maxaabiistaan ayaa waxaa ay xirnaayeen muddo sagaal sanadood ah,kadib markii Maxkamadda dalkaasi ay xukun ku riday, iyada oo la sheegay inay ku heshay dambi ah inay ka tursanaayeen Kooxaha Burcad badeeda ah.

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa laga dejiyay 13 maxbuus oo laga soo daayay xabsiyada waddanka Cummaan ,kuwaas oo ku eedeysnaa falal ay kamid yihiin Burcad badeednimo.

Maxaabiistaan ayaa waxaa ay xirnaayeen muddo sagaal sanadood ah,kadib markii Maxkamadda dalkaasi ay xukun ku riday, iyada oo la sheegay inay ku heshay dambi ah inay ka tursanaayeen Kooxaha Burcad badeeda ah.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post