879 Views

SAWIRO:-Baarlamaanka Taiwan oo saaka gacanta la isula tagey

SAWIRO:-Baarlamaanka Taiwan oo saaka gacanta la isula tagey
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 17 2020–Xubnaha baarlamaanka dalka Tawian ayaa ku dhex dagallaamay gudaha baarlamaanka xilli ay ka doodayeen ansixinta masuul ka tirsan guddi madax-bannaan oo la socda hawlaha la xisaabtanka dowladda.

Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha iskula tagaan feer iyo haraanti labadii isbuuc ee la soo dhaafay.

Chen Chu, oo ah xubin ka tirsan xisbiga talada dalkaasi haya ayuu soo jeediyay madaxweynaha dalkaasi in loo magacaaba madaxa guddiga dabagalka hawlaha dowladda balse mucaaradka ayaa ku gacan seyray soo jeedintaasi.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post