930 Views

SAWIRO:-Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Turkiga

SAWIRO:-Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Turkiga
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-06-2020-WWafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoor Qoor) ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga,iyaga oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho.

Masuuliyiinta soo dhaweysay ayaa waxaa ka mid ah safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga safiir jaamac , safiir kuxigeenka dalka Turkiga Bishaar ugaas , guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga sheekh Maxamed, Ganacsatada , stanbul,ardayda iyo bulshada qeybaheyda kale duwan.

Madaxwayne Qoor Qoor waa safarkii ugu horayay ee uu ku tago dalka Turkiga tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Turkiga.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  _______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post