423 Views

Xaalad xun oo Muqdisho ka jirta iyo dadka geeriyooday oo Lagu aaso Meela Halis ah

Xaalad xun oo Muqdisho ka jirta iyo dadka geeriyooday oo Lagu aaso Meela Halis ah
____________________________________________________________________________

 

Sabti Julay  2, 2022

Waynu iska indha tireeynaa xaaladda dhabta ah ee ka jirtaa xeebta qabuuraha iskool bulliisiyo ee muqdisho, Balse xaaladda dhabta ah ee halkaasi ka jirtaa waa arin aan ciqaab ku mutaysan karno haddaana qof walbaaba ka haddal xaqiiqda dhabta ah.

Xeendaabka ku hareereysa Xeebta waxaa lagu aasaa Maalin walba dadka kala duwan, maalin walbaabana qof cusub ayaa hoygiisa dhabta ah la geeyaa

Balse xiliyada ay kacsantahay badda waxaa ku soo rogmada qabuuraha Biyo aad u tira badan hase ahatee Qabuuro badan ayaa ku dumay oo ay biyuhu dhaxyalaan

Qof waliba oo islaam ah waa inuu u istagaa wax ka qabashada qabuurahaasi sii burburaya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post