879 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho kula kulmay Safiiro

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho kula kulmay Safiiro
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL October 07, |  2020—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka ah ee Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay Arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.

Dalalka la isku yiraahdo Nordic oo aad u farabadan ayaa waxaa ugu caansan dalalka, Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo  Iceland, waxaana kamid yihiin wadamada taageerada weyn siiya Soomaaliya.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post