1062 Views

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabacay Talyaha Daraawiishta Galmudug

Madaxweyne  Qoorqoor oo magacaabacay Talyaha Daraawiishta Galmudug
____________________________________________________________________________

 

.

 Feb: 20/2/2021

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Dowladda Galmudug.

Madaxweynuhu: Markuu arkay;awoodda uu siinayo dastuurka & ahhmiyada ay leedahay in la magacaabo taliska guud ee ciidanka Daraawiishta Galmudug.Markuu La-Tashaday; Madaxweyne-ku-xigeenka, tixgeliyeyna aqoonta iyo waaya-aragnimada ay u leeyihiin maamulka ciidanka, howlaha amniga iyo deegaanka

Wuxuu u magacaabay saraakiishan;

  1. G/le Sare Maxamed Nuur Cali (Gadaar), Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Galmudug
  2. G/le, Cabdikariin Maxamuud Maxamed (Kheyre),Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Dowladda Galmudug.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post