840 Views

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Puntland oo wali ka socda Duleedka Boosaaso ..

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Puntland oo wali ka socda Duleedka Boosaaso ..
____________________________________________________________________________

6-  Marso, 2021

Waxaa wali ka socda  duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntlanbd iyo alshabaab, kaasi oo la isku adeegsanayo Hubka Nuucyadiisa  kala duwan.

Dagaalkan ayaa daba socday weerar ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso habeen hore

Dagaalkan ayaa imaanaya Xili Al Shabaab  shalay  400 maxaabiis oo ku xirnaa xabsiga ay sheegteen in ay  sii daayeen.

Sidoo kale Dowladda ma aysan xaqiijin tirada maxaabiista ka baxsatay halkaas balse la qabtay qaar kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post