1701 Views

Duqii Boosaaso oo xilka iska casilay kadib markii qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland shaqada looga joojiyay

Duqii  Boosaaso oo  xilka iska casilay  kadib markii qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland shaqada looga joojiyay
____________________________________________________________________________

.

muqdisho /Qol/  March 11, 2021

Duqii magaaladda Boosaaso Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam ayaa iska casilay xilkii kadib markii qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni shaqada looga joojiyay.

Qoraalka madaxweynaha ayuu sidoo kale ku amray Hantidhowrka Guud ee Puntland inay baaritaan ku sameeyaan sida loo maamulay dhaqaalaha dowladda hoose ee Boosaaso.

Sidoo kale arintaan ayaa imanaysa Xili daraad Madaxweyne Deni uu shaqo joojin ku sameeyay  Gudoomiyaha Boosaaso, oo la sheegay in uu ku fashilmay amniga Boosaso oo 6 Habeen ka hor shabaab soo galeen kadibna ay Xabsiga kala baxeen dad ku Xukunaa Dilal kala Duwan

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post