771 Views

Madaxweyne Qoor Qoor oo saakay ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne  Qoor Qoor oo  saakay ku wajahan  magaalada Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

April: Hol 5/4/2021

Wararka k,a imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu tagayo goor dhaw Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo lagu wado in uu  gaarto Magalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Safarka Madaxweyne Qoor Qoor uu maanta ku tegayo Dhuusamareeb ayaa ku qotoma kaliya inuu soo qaato ogolaanshaha waqti kale oo deegaanka uu ka maqnaan karo.

Dad u badan xildhibaano iyo wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa shalay galab soo xaadiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb, si loo soo dhaweeyo Qoor Qoor, balse gabal-dhicii ayaa lagu war-geliyey inuu baaqday.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post