2076 Views

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulan yeeshay

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulan yeeshay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 2018 –  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda degan dalka Turkiga  iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay Xaalada Soomaaliya.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si weyn uga soo horjeedda dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in uu booqasho ugu tagay  Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa uu sheegay kulanka uu la qaatay in looga hadlay Xaaladda Soomaaliya.

“Waxaan booqasho ugu tegey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud. Waxaan ka wada hadalnay xaalada dalku marayo iyo sida ugu haboon ee mustaqbalka lagu wajihi karo. Kulankeena wuxuu ku soo idlaaday isfaham iyo iskaashi” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment