786 Views

si xowli ah dalka Mareykanka Waxaa uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof

si xowli ah dalka Mareykanka Waxaa  uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof
____________________________________________________________________________

April 12-4-2021

Waxaa si xowli ah dalka Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof.

 waxaana dadka ugu badan ee la tallaalay ka mid ah shaqaaha caafimaadka, dadka da’da ah iyo shaqaalaha howlaha muhiimka bulshada u haya.

Talaalku wuxuu meelo badan oo dalkan ah u furan yahay qof walba, iyadoo sidoo kale la geeyay masaajidada iyo xarumaha bulshada. Hadaba side Soomaalida dalkan uga faa’iideysaneysaa fursadan?

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post