1041 Views

Maamulka KGS oo Shacisay Doorashada 13 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baraawe.

Maamulka KGS oo Shacisay Doorashada 13 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baraawe.
____________________________________________________________________________

Sabti: January 29, 2022

Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay qabashada 13 kursi oo ka mid ah kuraasta Gollaha Shacabka kuwaa oo deeggaan doorashadooda tahay Magaalada Baraawe.

Kuraasts Gudigga Doorashada KGS ay shaaciyeen ayaa waxa ay kala yihiin Hop-016, Hop-044, Hop-155, Hop-150, Hop-151, Hop-152, Hop-153Hop-160, Hop-161, Hop-250, Hop-080, Hop-165, iyo Hop-173, Waxaana Gudiga lagu wadda in ay shaciyaan jadwalka kuraastani maalmaha soo socda.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa noqonaya Maamulkii u horreeyay ee shaaciya kuraasta taalla deegaan doorashada labaad oo ka mid ah 10 magaalo ee doorashada ka dhaceyso shanta Dowlad Goboleed ee dalka kajirto.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post