999 Views

Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka

Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 13 2021–Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee muddo kordhinta labada sano.

Ururada bulshada waxa ay ku  tilmaameen in go’aankaas yahay mid lagu degdegay caqabadna ku noqon kara geeddi socodka dowladnimada Soomaaliyeed, isla markaana dhaawici kara Midnimada shacabka.

Waxa ay ugu baaqeen maamulada dalka in ay dib ugu soo laabtaan Muqdisho si heshiis looga gaaro Arrimaha doorashooyinka, waxaana ay ka digeen qalaalse siyaasadeed oo dalka ka dhaca.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post