1359 Views

Kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Boosaaso

Kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Boosaaso
____________________________________________________________________________

Taliyaha Qeybta Booliska gobalka bari G/Sare C/qaadir Jaamac Dirir ayaa shir gudoomiyey shirka amniga gobalka bari , kaas oo manata diirada lagu sarey , xaaladihii ugu danbeyey ee amniga gobalka Bari,

kulanka oo looga hadlayey sare uqaadista amniga iyo isdhexgalka bulshada gobalka Bari , waxaa ka qeyb galay Taliye ku xegeenka qaybta booliska gobolka bare g/dhexe Khaalid Maxamed Cabdiraxmaan iyo saraakiisha amniga gobolka Bari ,waxaana warbixin ka laga dhageystey lamaha madaxa banaan iyo saldhigyada gobalka bari,

Taliyaha ayaa ku dhiiro galiyey saraakiisha iney si daacad ah ugutaan xilkooda una xaqiijiyan amniga iyo la shaqeynta bulshada gobalka bari

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post