969 Views

Australia Gobol ka mid ah oo Sameystay Talaalka Xanuunka Covid-19 oo ku baxay dhaqaale aad u badan.

Australia Gobol ka mid ah oo  Sameystay Talaalka Xanuunka Covid-19 oo ku baxay dhaqaale aad u badan.
____________________________________________________________________________

April 24-2021
Wararka ka imaanaya dalka Australia ayaa sheegaya in Gobol ka mid ah Dalkaasi uu Sameystay Talaalka Xanuunka Covid-19 oo ku baxay dhaqaale aad u badan.

Wararka ayaa sheegaya in Dowlad Goboleedka Victoria ee dalka Australia ay ku dhawaaqday lacag dhan 50 million oo dollar in loogu bixinayo tallaal cusub oo xanuunka COVID19.

Sidoo kale Dowlad Goboleedka Victoria ayaa shaaca ka qaaday in Talaalkan uu u u dhigma kuwa shirkadaha Pfizer iyo Moderna ee Mareykanka lagu sameeyey.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post