783 Views

Muwaadin Somali ah oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.

Muwaadin Somali ah oo  habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.
____________________________________________________________________________

May-1-2021

Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.

Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ahaa Dhallinyarada Soomaalida ayaa marxuumka magaciisa ku sheegay Xuseen, waxaana sida la sheegay toogtay koox burcad South Africa ah xilli uu watay Gaarigiisa.

Sidoo kale  dilka ah ayaa habeenadii  xalay  ka dhacay deegaan hoos yimaada Magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika, kooxda burcada ah ee dilka geystay ayaa sida la sheegay  goobta isaga baxsaday.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post