957 Views

Maamulka Magalada Beledweyne oo Farriin u diray Hay’adaha Samafalka

Maamulka Magalada Beledweyne oo Farriin u diray Hay’adaha Samafalka
____________________________________________________________________________

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay in ay caawiyaan Qoyasaska barakacayaasha ah iyo kuwa danyarta ah ee ku dhaqan Magaalada Baladweyne.

Baaqa gudoomiyaha ayaa kusoo aadayo iyadoo Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoos yimaado ay maalmihii lasoo dhaafay  ka da’ayey roobab xoogan.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan Magaalada Baladweyne iyo magaalooyinka kale ee ku teedsan Webiga ayaa inta badan waxaa soo wajaho xaalado nololeed oo adag xili roobaadyada , ayadoo mararka qaar uu kusoo fataho webiga.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post