414 Views

Dablay hubaysan oo goor dhowayd Laascaanood ku dilay Hadraawi Sangub oo ka mid ah aqoonyahanka magaalada Laascaanood.

Dablay hubaysan oo  goor dhowayd  Laascaanood ku dilay Hadraawi Sangub oo ka mid ah aqoonyahanka magaalada Laascaanood.
____________________________________________________________________________

Isniin: DECEMBER 26, 2022

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil caawa ka dhacay magaalada Laascaanood  ee gobolka Sool.

Dablay hubaysan ayaa goor dhowayd  Laascaanood ku dilay Hadraawi Sungub oo kamid ah aqoonyahanka magaalada Laascaanood.

Wararku waxay sheegayaan In Kooxo bistoolado ku hubaysan ayaa rasaas ku fureen xili uu masjidka kasoo baxay salaadii cishe, taasi oo sababtay inuu geeriyoodo,  Alle ha unaxariisto.

Magaalada  laaascaanood oo  ay ku sugan yihiin ciidamada ugu badan ee maamulka Somaliland waxaa si joogto ah uga dhaca dilal qorshaysan oo loo gaysto waxgaradka deegaanka, kuwaasi oo aan ilaa hada cid loo qabtay aysan jirin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post