264 Views

Ergeyga Abaaraha oo Golaha Guud ee QM uga warbixiyay Xaaladda Soomaaliya

Ergeyga Abaaraha oo Golaha Guud ee QM uga warbixiyay Xaaladda Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, ayaa kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada New York ee dalka Mareykanka

Ergayga oo uu wehliyo Ku xigeenka Xoghaya guud ee qaramada midoobay Martin Grifiths ayaa si wadajir ah warbixin u siiyay golaha guud ee Qaramada Midoobay.

Mr Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka qeyb galaya shirar ay ka soo qeyb galayaan Madaxda Qaramada Midoobay, kuwaasi oo loogu qareemayo arrimaha Abaaraha Soomaaliya.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post