1302 Views

Ciidamada Ruushka oo sheegay in xadgudub weyn ay tahay isbahaysiga caalamiga ah ee Washington

Ciidamada Ruushka oo  sheegay in xadgudub weyn ay tahay isbahaysiga caalamiga ah ee Washington
____________________________________________________________________________

May 7, 2021

Ciidamada Ruushka ayaa sheegay in xadgudub weyn ay tahay isbahaysiga caalamiga ah ee Washington ay hogaaminayso oo dhaq dhaqaaq ciidan kawada bariga wadanka Syria.

Afhayeen u hadlay ciidamada Ruushka ee jooga Syria ayaa sheegay in Dowladda Syria ay arimaheedi gudaha u madaxbanaantahy sidaa darteedna la ixtiraamo madax banaanida dalkaasi.

Afhayeenka ayaa sheegay in dagaal ay kula jirto Syria waxa uu ugu yeeray argagexiso, sidoo.kale waxa uu tilmaamay inay cidamadoodi si sharci ah ku jogaan Syria maadama ay dowladda u yeeratay

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post