1104 Views

Xildhibaankii ugu horeeyay ee Aqalka Hoose oo Kismaayo lagu doortay

Xildhibaankii ugu horeeyay ee Aqalka Hoose oo Kismaayo lagu doortay
____________________________________________________________________________

Talaado: December 28, 2021

Iyada oo maanta magaalada Kismaayo lagu dooranayo lix ka mid ah xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa waxaa soo baxay xildhibaankii ugu horeeyay, waxaana loo doortay Dr Xamse Cabdi Barre oo heley 69 cod.

Musharixii la tartamay Axmed Maxamed Maxamuud ayaa heley 17 cod.

Xamse ayaa ahaa guddoomiyihii guddiga doorashada Jubbaland ee doorashadii ugu dambeysay ee lagu doortay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post