1086 Views

Sare u kac balaaran oo ku yimid kobaca dhaqaalaha Jabuuti

Sare u kac balaaran oo  ku yimid kobaca dhaqaalaha Jabuuti
____________________________________________________________________________

May 1,  2021

Waxaa sare u kacay heerka kobaca dhaqaalaha ee dekedaha dalka Djibouti.

Warbixin uu dhawaan soo saray Bangiga Adduunka ayaa lagu sheegay in Jabuuti ay kaalinta 1-aad ka gashay maalgashiga dekedaha Afrika halka kaalinta 61-aad ay kaga jirto caalamka oo dhan.

Agaasimaha dekedaha Jabuuti Abuubakar Cumar Haadi oo BBC-da uga warramay horumarka dekedaha dalkaasi ayaa sheegay in jabuuti ay dadaal dheer u gashay sare u qaadidda ganacsiga iyo maalgashiga.

Wuxuu ka warramayaa sida ay u arkaan qimeynta uu sameeyay Bangiga Adduunka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post