759 Views

Guddoomiye Cumar Filish oo balan qaad u sameeyay Shacabka Muqdisho

Guddoomiye Cumar Filish oo balan qaad u sameeyay Shacabka Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  September 07 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Ckormeeray dhismaha Wadada isku xirta isgooska Boondheere iyo siinaay oo dhismaheeda Meel gabagaba ah Mareysa.

Guddoomiyaha oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhismaha wadadaas ay gacan ka geysteen qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed, isla markaana uu rajeynayo inay ka faa’iidi doonaan Bulshada.

Waxaa uu sheegay inay jiraan wadooyin farabadan oo ku yaalla Caasimadda oo weli burbursan,isla markaana Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada ay dhisi doonaan wadooyinka Muqdisho.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post