4827 Views

Hambalyo Aroos Eng. Jeyte Hagaleey iyo Drs. Shamey Kassim

Hambalyo Aroos Eng. Jeyte Hagaleey iyo Drs. Shamey Kassim
____________________________________________________________________________

Seattle, WA | QOL | December 29, 2018 – Waxaan halkaan hamalyo aroos ugu direyneynaa arooska Eng, Jeyte Abdirashid Xagaley iyo Drs. Shamey Abdulkadir Kassim oo arooskooda ka dhacay magaalada Seattle ee gobolka Washington ee dalka Mareykan-ka maanta oo taariikhda tahay December 29, 2018.

Waxaan hamalyo gaar ah u direyneyaa Hooyo Ubah Jeyte, Hooyo Amina Abu, Aabe Abdirashid Xagaley iyo Aabe Abdulkadir Kassim Shiekhuna guurka wiilkooda iyo gabadhooda.

Waxaa hambalyo guud diraaya dhamaan reer Xagaleey, Dhamaan Reer Jeyte, Reer Abu iyo Reer Kassim, Asxaabta iyo ehelada aroorka iyo aroosada waxayna leeyihiin waxayna leeyihiin reerkii lagu nastee, lagu negaado, wada jiree nabad-gala ALLAHAYOW idinka yeel!

Noqda labadii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela.

 

 

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | North America

_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment