1143 Views

Hay’adda Dawooynka Mareykanka ee FDA oo ogolaatey in la talaali karo

Hay’adda Dawooynka Mareykanka ee FDA oo  ogolaatey in la talaali karo
____________________________________________________________________________

May 17 2021

 

Hay’adda Maamulka Cunada iyo Dawooynka Mareykanka ee loo soo gaabiyo FDA ayaa Isniintii hore ogolaatey in la talaali karo 12 jirka iyo wixii ka weyn, waxaana ay tani fursad u siineysaa in talaalka ay qaadan karaan caruurta ka weyn 12 jirka.

Hay’addu waxay sheegtey in talaalku u yahay caruurta mid aan waxyeelo u geysaneynin kana difaacaya xanuunka COVID-19. Talaalka shirkadda Pfizer ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee loo ogolaado inay qataana dadka da’doodu ka yar tahay 16 jirka.

Sidoo kale Hadaba sidee dadka Mareykanka, gaar ahaana Soomaalida uga faa’iideysanayaan fursadan iyo go’aanka FDA-da?

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post